Somaliland Diaspora Visits SUNSAT: A Partnership in Progress

Xubno metelayey qurbe-joogta Somaliland ayaa booqasho ku yimid Jaamacadda Culuumbta Saynisyada Dabiiciga ah iyo Tiknoolajiyadda ee Magaalada Sheekh. Ujeedada booqashadan ayaa ahayd in xubnahani ay u kuur galaan horumarka laga sameeyey dhismaha jaamacadda, iyadoo qurbe-joogtu ay si mug leh ugu hawlan yihiin qaadhaan ururinta ay kaga qayb qaadanayaan dhismaha jaamacadda. Xubnaha qurbe-joogta waxa halkaas ku qaabilay Guddida Aasaaska Jaamacadda ee gacanta ku haysa hawlaha dhismaha iyo guud ahaan hirgelinta jaamacadda.

Members of the Somaliland diaspora recently visited the Sheikh University of Natural Sciences and Technology (SUNSAT) in Sheikh, Sahil Region, to witness the remarkable progress of the university’s construction. The Somaliland diaspora is now actively fundraising to support SUNSAT’s construction—marking a new chapter in diaspora engagement with the university. The purpose of their visit was to observe the progress firsthand and report back to the diaspora communities they represent, while accelerating the fundraising campaign.


They were warmly received by the University Establishment Committee, the body overseeing the construction and overall implementation of the university.


Together, we are building a brighter future for Somaliland’s next generation and the wider Horn of Africa.